Mp4YTD Downloader

Download Gabaygii Salaan Carabay Ee Ku Jiray Silsiladda Gabayada Ee Guba Tixdan Oo La Magac Baxday Hadaaqsi To 3Gp Mp4 Mp3 YouTube Videos

Loading...
16 April 2017
Madasha Barbaarta TV
23,205 views
84
7

Available Download Formats

Download Video
Full
Download MP3
@Mp3lamp.Com
Video Downloads
@WapSpot.Mobi

Video Description

Please Read The Description Before You Download The Video To Know More About To The File That You Are Downloading

Here is a free online streaming and downloading of Gabaygii Salaan Carabay ee ku jiray Silsiladda gabayada ee guba Tixdan oo la magac baxday Hadaaqsi a video uploaded by Madasha Barbaarta TV with size of HD, longing for duration 6 Minutes 2 Seconds and bitrate is 192 Kbps, you can also download High Quality MP4 Video of this video. Gabaygii Salaan Carabay ee ku jiray Silsiladda gabayada ee guba Tixdan oo la magac baxday Hadaaqsi is a video uploaded at Sunday April 16, 2017 that is almost 1 Years, 10 Months and 2 Days from now. this videos was viewed for 23,205 (Twenty-three Thousand, Two Hundred And Five) times and 84 (Eighty-four) of this videos viewer send and mark this video a big like and thumbs up. On the oterhand 7 (Seven) of the viewers seems like to have felt a bit different from this video it has been also a great topic or video to talk about that 22 (Twenty-two) count of reviews were created and published with the thread. this video is uploaded as with High Definition quality video, it size for about 2 Dimensional and 720pX480p dimension.

Subscribe✅ like✅ share✅ Salaan Carrabey oo Dalka debedda uga maqnaa markii Cali Dhuux bilaabay GUBA, kuma aanu degdegin danna kama lahayn nimanka Daarood ee isu gabyaya. Cali Dhuux markii uu arkay in Gabayadii istaageen ayuu dhowr goor gabayo iska daba tirshey si ay silsiladdu u sii socoto. Markii taas uu ku guulaysan waayey ee laga aamusay ayuu bilaabay inuu Rag uu Salaan ka mid yahay oo aan silsiladda ku jirin soo gelsho. Isagoo arinkaa ka duulaya wuxuu cali dhuux afaarrey ku yidhi. Ogaaden Hadhuuudhkyo sidii hilibka loo boobye Nin waliba hadhuubuu toshiyo haamo gooniyahe Nimankaan harraadkiyo aqoon hawdka maristiisa Kulay habar Jecliyo Ciise tahay waa ka helayaane Haweenkuna hadday doonayaan inay hidiidaane Cali Dhuux Faaiido kama qaadine waxaa u jawaabay Salaan Carrabey iyo ina Nuur Fadal. Salaan halkaas ayuu ku galay silsiladdii guba isagoo kaga qayb galay gabaygan iyo kan kale ee ka sii dheer ee la yidhaahdo Gooshaash ama Gujis. Wuxuu yidhi Salaan Carabey (raximahu Laah); 1. Haadaaqsi Gabay waaya dheer haansa ma lahayne 2. Hiirtaanyo godobtaan ku nacay hibashadiisiiye 3. Hawaala warran mooyee si kale wawga haayiraye 4. Goortaan hammiga gaabsadaa layla hiishadaye 5. Hadba nin igu haansaday anaw hela jawaabtiise 6. Dhaaxaan mid hanaqaad is biday so hoggaan baraye 7. tixdaan hidiyo haaneedsigaan hoodo ku lahaaye 8. hal abuurka layguma higsado soo hadaaf baxay 9. Hooyaalayntaan kaga badshaa haybad iyo luuqe 10. Haasaasahaa laga gartaa hagar la'aaneede 11. mar haddaan hullaabta iska rogo soo hankaabsadaye 12. An hawadiyo hoosada Burciyo Herer ka geeyeene 13. Kuma hiilo heeliga fulaa la handabeeyaaye 14. anse wacan haagaag uga marshaa heel la ii wacaye 15. Inaan oday hangaafa ah noqdiyo haydhaf la i moodye 16. Hig ma siiyey hawraarta way kala halleeyaane 17. Heeraabta ma u dhigay intaan heesna daba joojey 18. maansaba hogbay leedahee meel ma ka habawshey 19. Afartaa intaan ha'da ka deyey hilin ma qaadsiiyey 20. Caawana hiyiba waa hiyee hadal kalaan baan baanay 21. Halaq didaya waw halis nimuu boqon haleelaaye 22. Waabeeyo lama hoorsan karo huurtayoo kariye 23. wiyil lama hunjaalliyo adoon hootanuu sidane 24. Laga haarri hooriga libaax soo hamaansadaye 25. Nimanbaa maroodiga hunduda haamahuu sidae 26. Hayinnimo markii lagu arkay haragga saareene 27. Hoobaaq mid waw qodi jirey ee heegadiyo roobka 28. Baddoo huguntay hoohiga sabaac ee lagu halaagmaayo 29. Bal maan hakiyo hir u laacaybaan ku hafin doonaaye 30. Caloow laguma helo geel sidaad u handanaysaane 31. Qabiila hindiyi maalinbay ka hinjisaa duule 32. Idinka hoortay meel uun haddaa hollin lahaydeene 33. Hadhuudh daatay idinkaa ka qaday haqab la'aaneede 34. Damal Haajihii laga hirqaday ways hunda ogeyne 35. Waatii lagaa hiray adoo qaba hammuuntiiye 36. Huwan maraga waatay ahayd hadhaci waabnaaye 37. Hadiyad miyaw bixiseen naftuunbaa hamadiseene 38. Nin sagaaro heetaynayoo haaban kari waayey 39. Oo aan hunguri waa shiddee hed uga yaabaynin 40. Haawaydu kama maaranteen heejigaa dhalaye 41. Haleelada ma daayeen nin cunay hilib ugaareede 42. Haaraanka iyo faanka wayska hidda raacdeene 43. Rag haddaad u haysiyo barbaar halabsatoo fuusha 44. Mar uunbaad u heensayn lahayd hawlyaraan subaxe 45. Heegaale kama qayliseen hoga kaliileede 46. Goortaan hadhkaba kaa eryaad hawd u cararteene 47. Waa kaa hubkii sida raggii wada hareednaaye 48. Habarwaana waa kaa hingilan labadii haamoode 49. Shirsooruhuba hoy maleh kuwaad hilib wadaagtaane 50. Waa kaa hayaankii ku dhacay Hoobayiyo xeebe 51. Ararsame ma haybsado nugaal hogashadii ceele 52. Hanas iyo abaar kulu adoo habaqle soo guurey 53. Caynaba hadhuub kama dartaan hoga kaliileede 54. Ka hulleele Hagar aadankii hoobalayn jiraye 55. Aduunbaa hayaayda u guntane heeryo lagu saarye 56. Afartaa ha'da intaan ka deyey hilin ma qaadsiiyey 57. Caawana hiyiba waa hiyi ee hadal kalaan baanay 58. Habar Yoonis waataa hantiday haradi ciideede 59. Iminkay hundiyo reer fureen harawidii faafe 60. intay hootadii garab dhigeen himidhna loo geeye 61. Ku hinjiye colkay humin jireen caliyo haaruune 62. Wax Ammaadin webigaw hirdiyey harabku waa khoofe 63. Huurkii shabeelluu galee hure banaaankiiye 64. Huubhuubsigii lagu idlee hurinti Jeeraare 65. Nimankiihawada weyn lahaa haatan lagu leefye 66. Ka hidiidnay hodankii barqiyo hibadi ceel Fuude 67. Hayruufka Dalal bawga dhiman hegerbi Daaroode 68. Maantana hablaha loo dhisay ku hamranaayaane 69. Haydaaro cadaw looma tudho heermay boqontiiye

YouTube Comments

We Are Showing All The YouTube Users Comments About The Video You Are Downloading
ahmad abdullahi ahmad

ahmad abdullahi ahmad

Sawirka ma aha salaad carabeey ee waa boqor shadoor

Isaaq Habaryonis

Isaaq Habaryonis

Dhul hj leedahay aya habaryonis xoog ku haystaa , wale waa rag hbaryonis

Beuty Ahmet

Beuty Ahmet

Mcha alllah halyey wakhti noola

Adam Jama

Adam Jama

#issaq #wins #1

shiine togdheer

shiine togdheer

Waa tix cajiib ah salaan carabay... Lakiin waxaan aniga number ug horeeya tix ahaan siiyey MAHAMED OMAR DIGE. CAJIIB

Adam Jama

Adam Jama

karbaashed

Yusuf Osman

Yusuf Osman

Qayb weyn buu ka tegay Odeygani Gabeyga Salaan, Halka ugu danbeysana Maaha ' Iska hubiya ama iska hadhey' Ee Waa ' is- halleysay Aakhirana Waa Lama huraankii".

Related Videos

We Are Showing All The Related Videos That You Are About To Download
Loading...